Ticker

6/recent/ticker-posts

Important reading

Waxaan jecelahay inan idin wadaago 
Mawduuc dulucdiisu tahay wax akhriku waa waxa qudha ee ku gaadhsiin Kara  horumar iyo Halka aad rabto mawduucan aad buu u balaadhan yahay Maqaal kobanna lagagama hadli karo Marka si kooban oo qodobaysan ban uga hadli doonan insha Allah 
                    Waa maxay akhriku?
Akhrisku waa quudinta kobcinta kor uqadida qiimayta maskaxda.sida jidhku ugu baahanyahay cunid iyo cabid ayey
Maskaxduna u baahanyahay akhris.
Dadka wax akhriya waxay ka cimri dheeryihin dadka kale waxay taarikh iyo 
Fikrado ka hayaan dadkii ka horeeyey
Boqolaal sano waxayna taarikh fiican uga
Tagaan dadka ka danbeeya iyagoo usii
Reebaya qoraal fiican.
 
         Ahmiyada uu leeyahay Akhriska. 

Waxa jirta odhaah odhanaysa akhristaha
Manta waa hogaamiyaha bari.
Akhrisku waa mid kamid ah hilinada 
Aqoonta loogu arooro.waa quudka maskaxda wax akhrinta waxa lagu tiriyaa
Hababka ugu fiican ee insaanku kasbado.
Diinta islaamku waxay muhiimad wayn 
Siisa aqoonta iyo kasbasha deeda.(القراءة حيا)

Post a Comment

0 Comments