Kalsoonidu waa xaalad uu qofku kula
Soconayo naftiisa ,sidoo kalena uu ku
Ogaanayo meelaha uu awooda ku leeyahay.
Iyo waliba meelaha uu ku fiicanyahay.
Kalsooni inaad lahaata maaha macnaheedu
Inaad dhiirato ood ka jawaabto suaal walba
Se,taa badalkeed waa inaad ku kalsoonata
Naftaada,od aaminsanaato.
Kalsoonida qofka inta badan waxaan ku
Qiyaasna uun sida qofku u hadlo iyo waxa
Uu sheego.laakiin waxa si sax ah loogu
Dhex arki karaa sida uu qofku wax u qabto
Ku dhiciisa khataraha uu u badheedho iyo
Iimanka uu ku qabo awoodiisa qabasho.
Waa ficil kalsoonidu maaha wax Laga hadlo
Oo qudha.
0 Comments