Qofka oo sabra,isla markaana udulqaata
Dhibaato Soo gaadhay waxay ka mid yahay
Akhlaaqda wanaagsan ee qofku yeesho,waa
Astaan muujisa iimanka qofka.
Dulqaadku waa inaad iska dhaafi karto
Ficil aad samayn karto oo aad awood uleedahy.
Imaam cali Binu abi daalib(Rc)waxa uu
Yidhi sabirka iyo dulqaadku waa inaad
Isku halayso gargaarka Alle(Sw).
Deeqdiyo wax kaa maqan deg deg kuma
Helayside samir iyo dulqaad badan naftu
Diyaar maw yahay.
0 Comments