Ticker

6/recent/ticker-posts

Akhlaaqda wanaagsan

Akhlaaqdu waa dhaqan hagaagsan oo haga

Qofka muslimka. inuu udhaqmo amaba ula 

Dhaqmo dadka iyo degaanka si qurux  leh

Akhlaaqda waxaa sifudud loogu qeexa

Kala garashada sax iyo qaladka,samaha iyo

Xumaha,in lakalo sooco waxay yahay inla 

Sameeyo waxay tahay inlaga fogaado.

Akhlaaqdu waa arin lama huraan u ah

Jiritaanka bulshada.

Akhlaaqda wanaagsan waxay kaga jirtaa

Islaamka boos aad uwayn .Diintena waxay

Xooga saartay in qofka muslimka ahi uu 

Lahaado dabeecad wanaagsan ,maxaa 

Yeelay waa furaha guusha nolosha aduun 

Iyo tan Aakhiro

Post a Comment

0 Comments