Ticker

6/recent/ticker-posts

isbadalka Nolosha

Isbadalka uu layimaado qofka muslimka ah

Iyo waxyaabaha uu nolosha aadanaha ku 

Soo kordhiya waa ay ka mug iyo miisan 

Wayn yihiin midka uu suubiyo qofka aanan

Caqiidada islaamka rumaysnayn waayo

Qofka aanan muslimka ahayn si kasta oo

Uu isku badelo iyo heer kasta oo uu gaadho

Waa mid ku kooban un aduunyada .

Isbadalku wuxuu ka bilaabmaa naftaada

Oo ah inaad  la timaado wax yaabaha 

Waajibka kugu ah iyo inaad dhisto shakhsi

Yadaada garatana waxyaabaha kuu munaa

Sibka ah Marka ayaad la iman kartaa ,

Isbadalo wax ku ool ah.


                     Seeska Isbadalka

1.inaad naftaada barato dhugato, una kuurgashid

2.inaad aaminto inaad isbadal samayn kartid 

3.inaad goaan yeelato 

4.inaad dedaal duco iyo dulqaad la timaado

5.inaad ku kalsoonato naftaada 

6.inaad marnaba rajo dhigin oo aanad ka
Quusan guusha aad hiigsanayso.

Post a Comment

0 Comments