Astaamaha dadka guulaystay
Guusha waa yool qof walba ku hamiyo,
Balse islaamku wuxuu si qoto dheer uga
Hadlayaa sida guusha loo gaadho la iskugu
Dheelitirayo nolosha aduun iyo tan aakhiro.
Dadka guulaystay badankood waa dad
Dadaalay noloshana aan isku dhiibin xitaa
Marka ay ku fashilman qorshahooda.
Illahay quraankisa wuxu inoogu sheegtay.
قال تعالى وان ليس للإنسان الى ما سعى
Hadii aad ledahay hadaf waliba kuu qoran,
Kuna hamiso waa xaqiiq inaad gaarayso
Guusha hadafkaas.
Guushu waxay ledahay macaan u khaasa
Kaliya waxa dhadhaminkara qof fashil
Horay usoo maray
0 Comments