Wakhtigu waa waxa ugu qaalisan ee qofka
ibnu aadamka ahi hasto intuu noolyahay.
Waan raysamaalka ugu faaidada badan,
Hadii si wacan looga faaidaysto loona
Qorsheeyo.
Wakhtiga oo aad dayacda waxay ka
xuntahay dhimashada,maxaa yeelay
Wakhtigada o dayacda waxay kaa fogaysa
Allah,Halka dhimashada kaa fogayso aduun
Iyo ehelki,,_Ibnu Qayim.
Cumar Binu khadaab waxa uu yidhi "waan
Nacaa midkiin oo iska faaruqa(wakhti
Firaaqo haysta oon waxba qabanayn)oo
An camal aduunyo hayn camal aakhirona
Haynin.
Abulwafaa Binu cuqayl Al-xanbali Al-baq
Daadi wuxuu yidhi:Aniga iima banana
Inaan lumiyo saacad wakhtigayga ka mida
Xitaa hadii uu carabkayga iyo ishaydu ka
Daalan akhriska:waxan ka shaqaysiya
Caqligayga.
Sida ay xikmadani ledahay(wakhtigu waa
Waxa nolosha Laga sameeyo).
0 Comments